Saturday, 30 November 2024

Aqoon la,aan waa iftiin la,aan

 Aqoontu waa hagaha nolosha qof aan aqoon lahayn wuxuu lamidyahay qof dhahaya waxaan muquurayaa badda gunteeda isaga oon garanayn dabaasha wadana jaakadda dabaasha qofkaas waxaa yar badbaadadiisa xaga badda sidoo kale qofka nolosha la harjadaya isaga oon waxbaran way yartahay imaw guul ka gaaro noloshiisa.

No comments:

Post a Comment

Hadaf ka yeelo waxbarashada

Waxbarashada waa mid ka mid ah aaladaha ugu waaweyn ee lagu gaari karo hadafyo nololeed iyo guul shaqsiyeed. Hadafka waxbarashada waa in lag...